Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad Al Taani. Madaxweynaha Dalka Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka Qatar Mudane Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada dal, … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)